Shir looga hadlayey sidii looga hortagi lahaa khataraha ka dhasha fataahada iyo isbadelka cimilada oo lagu qabtay Kismaayo

0
67

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Shirkaan oo ay soo qaban qaabisay wasaarada gargaarka iyo maareeynta musiibooyinka jubaland ayaa maanta lagu qabtay magaalada kismaayo ee xarunta KMG ah ee jubaland.

shirka ayaa waxaa ka qeyb galay qaar kamida masuuliyiinta wasaaradaha jubaland hey,adaha bahwadaagta la, ah wasaarada gargaarka waxaa sidookale shirka ka qeyb galay hey,adaha UNKA ee ka howlgala jubalnd.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Aadan Cabdi Axmed.