Bandhiga wax soo saarka beeraha gobolka Hiiraan oo lagu qabtay Baladweyne

0
135

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magalada Beladweyn ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen in ka badan 35 Arday oo dhameysatay Maadada Computerka ka islamarkana ka aflaxay Machadka Tiknoolajiyada ee Global.

munaasabada ayaa waxa kaso qayb galay maamulka Machadka , Waalidiin, Dhalinyarada, Macalimiin , iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Cabdi Saneey

May be an image of 2 people, fruit and spring greensMay be an image of ‎1 person and ‎text that says "‎CERLULA MAIZE SORGHUM WITH EEDS SEEDS COWPEA ฺ 5Kg MAIZE WITH 7 Kg Amount ای MUNGO PEAN S Amount $10 5 Kg‎"‎‎May be an image of 2 people, spring greens, fruit and textMay be an image of 5 people and textMay be an image of 4 people, watermelon and text that says "L 0615503092 B"