kulan looga hadlayay xal u helidda barakacayaasha oo lagu qabtay Boosaaso.

0
108

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Bosaaso ee xarunta gobolka bari ee Puntland ayaa laga daah-furay Mashuuraca Saameynta Kor uqaadida xal u helidda barakacayaasha Bosaaso, Kaas la doonaayo in xal waara loogu sameeyo dadka Barakacayaasha lagana dhigo dad deegaanka ah.

Daah furka mashruucaan ayaa waxaa ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan dowlad goboleedka Puntland maamulka gobolka bari kan maagalada boosaaso hey,adaha ka shaqeyaa arimaha barakacayaasha iyo marti Sharaf kale .

Warkan waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed.