Trump oo mar kale eedeymo wajahaya.

0
73

Baladweyne (Radio Beerlula)-Madaxweynihii hore ee Mareykanka, Donald Trump, ayaa wajahaya eedeymo hor leh,oo ah inuu mid kamid ah shaqaalihiisa ku cadaadiyay inuu tirtiro muuqaal sir ah, xili ay ku sugnaayeengoob uu dalxiiska u tago oo ku taalla gobolka Florida ee waddanka Mareynaka.

 

Ha yeeshee Trump ayaa iska fogeeyay eedeymahan, isagoo ku eedeeyay madaxweyne Joe Biden iyo waaxda cadaaladda oo uu sheegay inay ugaarsanayaan.

 

Trump ayaa hore u wajahayay 37 dacwadood oo lagu soo oogay, waxaana haatan dacwadaha guud ee loo haysto gaareen ilaa 40.