Mashruuca Daaweyn xoolaha Soomaliland oo maraya heer gabogabo ah.

0
79

Baladweyne (Radio Beerlula)-Xili mudooyinkii ugu danbeeyay degmooyinka iyo deeganada Soomaliland ay si habsi ah uga socotay daweeynta iyo baaritaanada xoolaha ayaa waxaa lagu daweyay in kabadan Hal malyan oo neef oo iskugu jira nuucyada kala duwan ee xoolaha.

Mashruucan lagu daweynayo xoolaha ayaa waxaa iska kaashanaya wasaarada xanaanada xoolaha Soomaliland iyo qaar kamid ah hay,adaha ka shaqeeya xanaaneynta xoolaha.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan