Tababar ku saabsan horumarinta bulshada oo lagu soo gabagabeyay Baladweyne.

0
67

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu soo gaba-gabeeyey tababar kusaabsan horumarinta bulshada oo uu soo qaban qaabiyey iskuulka Hormuud ee magaalada Baladweyne

tababarkan oo socday mudo 3 maalin ah ayaa waxaa ka faa’ideystay in kabadan 44 ardayda oo wax kabarta iskuulka Hormuud iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi