Olole caafimaad oo lacag la’aan ah oo laga sameeyay degmada qoryaale ee gobalka Togdheer.

0
140

Baladweyne (Radio Beerlula)-Maamulka Degmada Qoryaale ee gobolka Togdheer ayaa sameeyay olole Caafimaad oo ay iska kaashadeen maamulka degmada Qoryaale iyo dhaqaatiir madax banaan ee kasoo jeeda degmada.

Ololahaan ayaa waxa ka faaidaystay inkabadan 500 oo qoys kuwaasi oo loo sameeyay baaritaanada Caafimaadka guud, cabirada dhiiga, iyo cudurada caruurta ku dhaca.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey