Xarumo Muhiim u ah maxkamadaha Gobolka Banaadir oo xariga laga jaray

0
84

Baladweyne (Radio Beerlula)-Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Garyaqaan Baashi Yuusuf Axmed ayaa waxa uu xariga ka jaray xarumaha kaalmaha dhaxe ee maxkamadda racfaanka iyo Maxkamadda gobolka Banaadir.

Madasha xarig Jarka waxaa goob jooga ahaa gudoomiyaha maxkamada gobolka Banaadir Saalax Cali Maxamuud mas’uuliyiin katirsan maxkamada racfaanka iyo marti Sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi