Arday danyar iyo agoon ah oo fursado waxbarasho ka helay iuskuulka Hilaal ee Baladweyne

0
120

Baladweyne (Radio Beerlula)-In ka badan 25 arday oo iskugu jiro danyar iyo agoon ayaa fursado waxbarshada oo bilaash ah ka helay iskuulka hilaal oo ku yaallo xaafada bundweyne ee magalada Baladweyne

Ardayda helay fursadaha waxbarsho ee iskuulka hilaal ayaa ahay kuwa aan awoodin in ay iska bixiyaan qarashaadka waxbarashada

Warkan waxaa inoo haya xaawo Aadan Xuseen