Fataahada wabiga shabeele oo saameyn ku yeelatay dadka kashaqeya makiinadaha ee Baardheere.

0
84

Baladweyne (Radio Beerlula)-Iskaashatoyinka Makiinadaha Shiida Badarka ,Cajiinka iyo Saliid Macsarada ee degmada Baardheere ayaa waxa saameeyn wayn ku yeelatay fatahaadii iyo daadadkii ku dhufatay Magaalada Baardheere ee gobalka Gedo iyada oo ay bur bureen makiinadaha iyo qalab kale ee ay ku shaqayn jireen.

Makiinadaha shiida badarka iyo Saliida ayaa muhiim u ahaa bulshada degmadaaasi

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey