Dugsi hoose oo laga hirgiliyay deegaanka Uusguray ee Puntland

0
118

Baladweyne (Radio Beerlula)-Agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada maamulka Puntland Jubba Cali Nuur ayaa xarigga ka jaray dugsiga sare ee degaanka Uusguray ee degmada Dangorayo

Dhismahaan dugsi waxaa maalgaliyey midawga yurub waxaana fulisay wasaarada waxbarashada oo kaashaneysa hay’adda CARE iyo hay’adda SAVE THE CHILDREN

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi