Koobka kubada cagta degmooyinka gobolka Mudug oo lagu soo gabagabeeyay Gaalkacyo

0
109

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka mudug ayaa lagu soo gabagabeeyay tartanka kubadda cagta degmooyinka gobolka Mudug.

Tartanka ayaa waxaa ka qeeybgalay kooxo ka kala socday dhamaan degmooyinka Gobolka Mudug waxaana fiinalka isigu soo haray degmooyinka Gaalkacyo iyo Goldob iyadoo guusha ay raacday degmada Goldogob.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan