Arday baratay shareecada islaamka oo munaasabad loogu qabtay Garoowe

0
85

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Garowe ayaa lagu qabtay munaasabad lagu maamuusayey inkabadan 100 Arday oo iskugu jira wiilaal iyo gabdho oo bartay shareecada islaamka islamarkaana ka aflaxday machadka khadiija Bintu Khuweylid.

Waxa ka qeyb galay munaasabada mas’uuliyiin katirsan maamulka Puntland maamulka machadka waalidiin iyo marti Sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi