Dayactir lagu sameeyay Garoon laga hergeliyay Baladweyne oo xariga laga jaray

0
137

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabadan oo xariga looga jarayay dib u dayactir lagu sameeyay dhismaha garoonka kubadda cagta Key-key oo ku yaala xaafadda Hoowlwadaag.

Waxaa ka qeybgalay munaasabada xarigjarka garoonkan cusub qaar  kamid ah masuuliyiinta maamulka Hirshabelle ,Dhallinyaro iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

Warkan waxaa inoo haya Xaawa Aadan Xuseen