Dhismaha wasaaradda waxbarashada Puntland oo laga hirgeliyay Garoowe oo xariga laga jaray.

0
178

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha Dowladd goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magaalada Garoowe xariga ka jaray xarunta cusub Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee maamulka PL iyo Dhismaha ballaarinta Xarunta Wasaaradda maaliyadda Puntland oo dib u habeeyn iyo balaarin lagu sameyay.

Madaweynaha dowlad goboleedka Puntland saciid cabdullahi dani oo ay wehliyaan wasiiro ka tirsan xukuumadiisa oo ayaa kormeeray qeybo kamida dhimaha xurunta wasaarada maaliyada Puntland oo balaarin lagu sameeyay waxana uu sidoo kale xariga uu ka jaray xarunta cusub oo ay Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare eE Puntland ay ku shaqeyn doonto.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Aadan Cabdi Axmed.