Barnaamijka Dhalinyarada ee Radio Beerlula

0
141

Baladweyne (Radio Beerlula)-dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa barnaamijka dhalinyarada Radio Beerlula Todobaadkan waxaan diiradda ku saareeyna tababar magaalada Baladweyne loogu soo gaba-gabeeyay dhallinyaro kuwaasi oo la barayay sida loo hormari karo bulsada.waxana soo jeedinaya Cabdiqaadir Cumar Ibraahim.