Xuska todobaadka naasnuujinta oo lagu qabtay Jowhar.

0
124

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munaasabadan oo aheyd mid ay soo qaban qaabisay Wasaarada Caafimaadka Hirshabeele ayaa lagu xusayay xuska todobkaadka naasnuujinta waxaana lagu qabtay magaalada Jowhar.

Munaasabada ayaa waxaa ka qeeybgalay musuuliyiinta wasaarada caafimaadka Hirshabeele , dhaqaatiir , maamulka gobolka shabeelaha dhaxe iyo kan degmada Jowhar.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.