Dhalinyaro dhameeyay jaamacaddo oo ku nool Baladweyne oo la yimid hal-abuuro ganacsi.

0
97

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku nool dhallinyaro badan kuwaas oo  ka qalin jabiyay jaamacahadaha Dalka iyo kuwa ku yaalo magaalada Baladweyne balse shaqo ku waayay aqoontii ay ka barteen jamaacadaha islamarkaana bilaabay in ay abuurtaan ganacsiyo ay noloshooda ka maareeyaan.

Dhalinyaradan ayaa iibiya Daawooyiinka beeraha noocyadooda kale duwan sida Yuuraayada , kobcisada , iyo dalag caws taasi oo ay baahi wayn ay u qabaan beeraleeyda Gobolka Hiiraan.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.