Tababar ku saabsan doorka gabdhaha ee maamulka xarumaha warbaahinta oo lagu qabtay Kismaayo.

0
110

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Warfaafinta Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo uga furay tababar loo qabanayo gabdhaha suxufiyiinta ah eek a howlagala xarumaha warbaahinta Jubbaland.

Tababarkan ayaa waxa uu ku saabsanyahay sidii gabdhaha ay umaamuli lahaayeen xarumaha warbaahinta ay ka shaqeeyaan.

Agaasimaha xiriirka dowlad goboleedyada ee wasaarada warfaafinta XFS Cabdiraxmaan Axmed Xuseen iyo gudoomiya ku xigeenka ururka suxufiyinta Jubbaland Abshiro Cabdrirashiid Xuseen ayaa kawaramaya ahmiyada tababarkan.

Warbixintaan waxa soojeedinaya  Cumar Yuusuf Aadan.