Barnaamij dadka ka caawinaya barashada akhriska iyo qoraalka Afka Somaliga oo laga daah furay Hargeysa

0
151

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Jaamacada BEDER ayaa magaalada Hargeysa ka daahfurtay barnaamijka olalaha aqriska iyo qoraalka ee Af-soomaaliga kaasi oo diirada lagu saarayo in dadka waaweeyn lagu baro Afka Soomaaliga

Waxaa kasoo qeyb kalay munaasabada mas’uuliyiinta jaamacada macalimiin arday iyo marti Sharaf kale

Gudoomiyaha jaamacada BEDER Mubaarik Ibraahim ayaa kawar bixiyey barnaamijka olalaha aqriska iyo qoraalka ee Af-soomaaliga

Warbixintaan waxa soojeedinaya  Maxamed Yuusuf Cabdulahi.