Dawlada Hoose ee Hargeysa oo olole waddo baneyn ah kasameysay Suuqa Gobonimo

0
166

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dawladda hoose ee Magaalada Hargeysa ee Somaliland ayaa olole nadaafadeed oo wado baneyn ah ka sameeysay qeybo kamid ah suuqa Gobanimo ee magaalada Hargeysa

Ololahaan nadaafadeed aya loogu goleeyahay sidii loo soo celin lahaa bilicda suuqa Gobanima ee magaalada Hargeysa.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.