Mashruuc kun qof indhaha loogu fiiqiyo oo laga daahfuray Muqdisho

0
145

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa magaalada Muqdisho ka daahfurtay Mashruuc inhafiiqis ah lacag la,aan ah .

mashruucaan ayaa waxaa ka faaideysan doona in ka badan kun qof oo danyar ah kuwaasi oo laga soo kala xulay degmooyinka gobolka Banaadir.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan