Munaasabad lagu xusayay todobaadka Naasnuujinta oo lagu qabtay magaalada Hargeysa.

0
96

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka horumarinta Caafimaadka Somaliland Xassan Maxamed Cali iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada Somaliland ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay todobaadka Naasnuujinta oo lagu qabtay magaalada Hargeysa.

Hal ku dhigan sannadkan ayaa ah sidii waalidiinta loogu garab istaagi lahaa Nasnuujinta caruurta, waxana sidoo kale ka qeyb galay xubno ka tirsan hay’addaha ka shaqeeya arrimaha caafimaadka iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Cabdi Saneey.