Kulan dib u heeshisiin oo lagu qabtay deegaanka Biyo cade ee gobolka Shabeelaha Dhexe.

0
160

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wafdi wasiira ah oo uu wehliyo lataliyaha madaxwynaha Dowlada Hirshabelle ayaa gaaray deeganka Biya-Cadde ee Gobolka Shabeelaha Dhexe islamarkana dib uhesheeshiin usameeyay labo beelood oo walaalo ah.

Waftigaa aya ujeedkiis wuxuu ahaa ukuur galida xaaladah bulshada ee kajir Deegaanka Biyo cadde ee Gobalka shabeelaha Dhexe iyagoo kulmo kale duwan la qaaday bulshada qaybaheed kale duwan.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.