Shir loogu hadlayay daryeelka caruurta oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.

0
66

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Muqdisho ee Caaasimadda dalka ayaa  lagu qabtay shir looga hadlayo daryeelka caruurta kaasoo afartii biloodba mar la qabto.

Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galay xubno ka tirsan wasaaradda cadaaladda iyo dastuurka , xubno ka socda dowlad goboleedyada, iyo hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan caruurta ee UNICEF.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen