Tartan qur’aanka kariimka oo lagu soo gaba gabeeyay magaalada Boosaaso.

0
150

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Kaamka Buuraha ee magaalada Boosaaso ayaa lagu qabtay tartanka Quraanka kariimka islamarkaana loo qabtay ardayda wax kabarta dugsiyada qur’aanka kariimka kuwaas oo kulaala kaamka.

Waxa ka soo qeyb galay munaasabada tartanka Gudoomiyaha Kaamka Buuraha, walidiin, Macalimiin iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.