Deeq lacageed oo lagu wareejiyay guddiga gacanta ku haya masaajidka weyn ee Guriceel.

0
96

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Abwaan Cismaan Cabdullaahi Guure ayaa deeq lacageed oo gaareysa kun dolar kuwaeejiyey Guddiga gacanta kuhaayo Masaajidka Jaamaca Degmada Guriceel oo uu Dhismo Ka Socdo.

Madasha lagu wareejinayey deeqda lacageed ayaa waxa goobjoog ahaa culumaa’udiin iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.