Dhismaha wasaaradda maaliyadda Puntland ee gobolka Sanaag oo la dhagax dhigay.

0
100

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaarada Maaliyada maamulka  Puntland ayaa Magaalada Hadaaftimo ee Gobolka sanaag ka Dhagax dhigtay Xafiis  Cusub oo loogu talo galay in ah ku shaqayso xarunta wasaarada Maaliyada maamulka Puntland.

Munaasabad dhagax dhiga ayaa wax goob joog ahaa wasiirka ku xigeenka wasaarada Maaliyada putland Cali Cumar Caarshe wasiiro , Xildhibaano iyo qayb kale ee bulshada magaalada Hadaaftimo.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.