Tartan orodka oo lagu qabtay magaalada Gabiley.

0
67

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha maamulka Soomaliland ayaa Magaalada Gabileey ku qabtay tartanka Ciyaaraha Orodka ee 5km taasi uu taabo galiyay maamulka Degmada Gabileey

Munaasbada tartanka ayaa waxa kaso qayb galay mas’uuliyiin ka socotay wasararada Ciyaarha maamulka Soomaliland , maamulka gobalka Madoori Jeex iyo kan degmada Gabileey.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey