Tababar ku saabsan ka qayb galka haweenka ee Siyaadda oo lagu qabtay Muqdisho.

0
112

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada muqdisho ayaa lagu qabtay tababar kor loogu qaadayo aqoonta Haweenka sida horumarinta Fanka Suuganta iyo dhaqanka kaasi oo socon doono mudo shan maalin ah

Tababarkan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Ururka SOWJRA waxana ka qeyb galaya in kabadan 50 haween oo iskugu jira fanaaniin iyo hal abuuro

 

Warbixintan Waxaa Soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdullaahi.