Ceelka riiga ee degmada sallaxleey oo dayactir lagu sameeyay.

0
195

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda horumarinta Biyaha iyo Kheyraadka dabiiciga ee maamulka Soomaliland ayaa dayactir iyo dib habeeyn ku samaysay Riigga Degmada Sallaxley.

Riigaan ayaa waxa uu muhiim u ahaa bulshada iyo Xoolaha dhaqatada Degmada Sallaxleey kaasi oo aan shaqayn labadii bilood ee ugu damabaaysay islamarkana Cilad ku timid dhanka Diilimada iyo Bamka Biyaha soo saara.

 

Warbixintan Waxaa Soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.