Dhismaha wado laami ah oo ka socda Boorama oo maraya heer gabo gabo ah.

0
132

Magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal ayaa waxaa ka socda dhismaha wado laami ah oo isku xira xaafadaha Sheekh Cali Jowhar iyo Saybeeriya taasoo hadda maraya heer gaba gabo ah.

Wadan oo muhiim u ah isku socodka gaadiidka iyo bulshada magaalada Boorama ayaa hadda lagu bilaabay laami iyadoona dhawaan lagu wado in xariga laga jaro.

 

Warbixintan Waxaa Soojeedinaya Maxamed Cabdi Saneey.