Tababar ku saabsan isla xisaabtanka bulshada oo lagu qabtay Baladweyne.

0
119

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ayaa lagu qabtay tababar ku saabsan isla xisaabtanka bulshada waxana soo qaban qabisay tababarkan Wasaaradda waxbarashada Dowladda goboledka Hirshabelle.

Tababarkan ayaa waxaa ka qeyb galaya qar kamid ah Macalimiinta iyo Ardyada iskuulada dowlada ee ku yala magaalada Baladweyne .

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen