Imtixaanka qaadashada shahaadada macalimiinta oo laga daah furay Baydhabo.

0
112

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee maamulka koofurgalbeed Mustaf Ahmed Idow ayaa magaalada baaydhabo ka Daahfuray Imtixaanka Qaadashada Shahaadada Macalin-nimada kuwaas labo sano oo tababar ah soo qaatay

In ka badan 400 oo Macalimiin ayaa U Fariistey Imtixaanka Qaadashada Shahaada Macalinimada Kaas oo ka dhacayey Todoba Degmo oo ka tirsan Deegaanada koofurgalbeed.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan