Garsoorayaal iyo xeerilaaliyaal loo tababaray Hirshabeelle oo tababar loogu soo xiray Muqdisho

0
99

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ayaa tababar loogu soo gaba gabeeyay garsoorayaal iyo xeerilaaliyaal loo tababarayay dowlad goboleedka Hirshabelle.

Tababarkaan oo socod mudo 21 bari ah ayaa lagu baranaay sida loo qado dacwadaha iyo is qab qabsiga dhulka.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen