Sare u kac ku yimid qiimaha shidaalka ee Baladweyne

0
75

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Waxaa sare ukac uu kuyimid qiimaha shidaalka suuqyada magaalada Baladweyne kadib markii uu shidaalka ka qaaliyoobay dalalkii laga keeni jiray iyada oo uu saameyn ku yeelatay darawalada kaxeeya gaadiidka

qiimah shidalka ayaa waxaa uu hadda marayaa literkii 1.1senti halka markii hore uu mari jiray qiimo dhan 0.9senti.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud