In kabadan 30 suxufi oo tababar loogu qabtay Hargeysa

0
109

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ayaa tababar kusaabsan badqabka saxafiga loogu furay 30 wariye oo ka gala socday warbaahinada ka howl gala magaalada Hargeysa.

tababarkan oo soco doono mudo sadex maalin ah ayaa waxa soo qaban qaabiyey Ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA waxaana laku bari doonaa wariyaasha casharro ku saabsan badbaadada wariyaha.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.