Gudiga dhismaha Masaajidka umuhaatul muminiin ee Kaxda oo codsaday in laga qeyb qaato dhismihiisa

0
112

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Culimada gacanta ku heysa dhsimaha masaajidka umuhaatul muminiin ee degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho ayaa dalbaday In Laga qeeyb qaato dhismaha Masaajidka oo maraya meel gabagabo ah.

Dadka degan xaafada uu kuyaalo oo aad ubadan ayaa waxa ay baahi weyn uqabeen masjid ay ku cibaadeystaan.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.