Shirka wadatashiga cadaaladda oo lagu qabtay Magaalada Kismaayo.

0
122

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Kismaayo ayaa laka daahfurtay Shirka Wadatashiga Cadaaladda oo aay soo qaban qaabisay Wasaaradda Cadaaladda, Awqaafta iyo Arrimaha diinta Jubbaland.

Shirka ayaa waxa ka qeyb kalay wasiirka wasaarada cadaalada jubbaland Maxamed Yuusuf Cumar mas’uuliyiin katirsan wasaarada Cadaalada jubbaland taliyaha ciidanka Asluubta gobolka jubada hoose.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.