Xarunta hooyada iyo dhalaanka deegaanka Idhanka ee Gabilay oo xariga laga jaray.

0
91

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Soomliland oo uu wehliyo Maamulka magaalada Gableey ayaa xariga ka jaray dhismaha iyo dib uhabeyn lagu sameeyay xarunta Hooyada iyo Dhalaanka ee Deegaanka Idhanka ee hoostaga magaalada Gabiley.

xarunta ayaa waxaa si iskaa wax uqabso ah ku dhisay bulshada Deegaanka oo gacan kahelaya maamulka Gabiley.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.