Tababar ku saabsan barashada xirfadaha gacanta oo lagu qabtay Muqdisho.

0
90

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka shaqada iyo arimaha bulshada XFS Maxamed Cilmi Ibraahim aya maanta magaalada Muqdisho ka furay tababar ku saabsan xirfadaha farsamada gacanta isla markaana ufuray inkabadan 100 arday oo baraneyso xirfdaha farsamada gacanta

Ardeydaan  ayaa waxaa la bari doonaa xirfadaha gacanta sida cilad bixinta talefoonada iyo sameenta korantada si ay uga shaqaystaan.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Yuusuf Cabdulahi