Dugsiyada hoose, dhexe iyo sare ee Baladweyne oo dib loo furay.

0
83

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dugsiyada Hoose Dhexe Sare Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa dib loo furay kuwaas oo kasoo laabanaya fasaxa labada bilood ee sanad dugsiyeedkii tagay 2022-2023.

Aradayda fasaxa kasoo laabanaya ayaa waxa ay isugu jiraan arday u soo fariisatay imtixaankii dambe ee sanad waliba dhamaadkiisa ay qaadan iskuulada marka laga reebo kan wasararada waxabarsahad iyo Tacliinta sare ee Dowlada Soomaaliya.

Warbixintaan waxa soojeedinaya bilaal Daahir Waaneey.