Shaqo la’aan soo food saartay gabdhaha waxbartay ee ku nool Baladweyne.

0
75

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee Xaruunta Gobalka Hiiran ayaa waxaa ku nool Haween badan kuwaas oo dhameeyay jaamacaddaha dalka islamarkaan shaqo ku waayay waxyaabihii ay barteen.

Haweenkaan ayaa ka qalinjabiyay jaamacadaha magaalada Baladweyne islamarkaane shaqo la.aan baahsan soo foodsaartay iygoo shaqo kuwaayay cilmigii ay jamaacada ka barteen.

Warbixintaan waxa soojeedineysa Sacdiya Maxamed Maxamuud.