Tababar ku saabsan habraaca qadaraas bixinta nidaamka Bangiga Adduunka oo lagu qabtay Hargeysa.

0
60

Baladweyne ( Radio Beerlula )-magalada hargeysa ee caasimada soomaaliland ayaa maanta lagu qabtay tababarka habraaca qandaraas bixinta ee nidaamka baanka aduunka.

Tababarkan oo socon doona mudo sadax cisco ah ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Wasaaradda Maaliyada somaliland oo kaashaneysa Baanka aduunka waxaana tababarka ka qeyb galaya shaqaalaha wasaaradaha iyo Hay’addaha ka shaqeeyaa mashaariicda baanka adduunka ee somaliland.

Warkan waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed