Shir ku saabsan dhab u heshiisiinta qaran oo lagu qabtay magaalada kismaayo.

0
134

Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Kismaayo xarunta KMG Jubaland ayaa waxaa lagu qabtay shirka dhab u heshiisiinta Qaran kaasoo looga hadlayay ahmiyada dhab uheshiisiinta.

Waxaa shirka goobjoog ahaa madax kasocotay wasaaradaha arimaha gudaha federaalka Soomaliya, tan Jubaland, qaar kamid ah odayaasha dhaqanka iyo ururada bulshada rayidka.

Warbixinta waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan.