Mid ka mid ah dadka ku hanti beelay fatahaadii ku dhufatay Baladweyne oo codsaday in la caawiyo.

0
76

Baladweyne (Radio Beerlula)-Cabdirashiid Cali Xaaji oo ah aabo Soomaaliyeed oo kunool magaalada Baladweyne islamarkaana ku shaqaysan jiro foornada roodiga sameeyso ayaa waxaa saamaysay foornadiisa uu ku shaqaysan jiray fatahaadii ku dhuftay magaalada Baladweyne.

Cabdirashiid Cali Xaaji  ayaa nolosha reerkiis ka maareen jiray lacgaha uu ka hela foornada intii ay uficneed Cabdirashiid ayaa umadda Soomaaliyeed ee wax haysta ka codsay in loo celid bixiyo foornada ka halaysan si uu nolosha reer kiis u maareeysto.

Warbixintan waxaa noo haya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.