Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray xarunta keydka talaalka dowladda hoose ee Xamar.

0
71

Baladweyne (Radio Beerlula)-Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo agaasimaha Caafimaadka gobolka Banaadir Dr Cabdiraxmaan Axmed Maxamuud ayaa siwada jir ah xariga uka jaray xarunta keydka talaalka Dowladda Hoose Xamar ee degmada Cabdicasiis.

Munaasabada daahfurka xaruntaasi ayaa waxa ka qeyb kalay qaar kamid ah agaasimayaasha gobolka Banaadir shaqaalaha waaxda caafimaadka gobolka Banaadir iyo marti Sharaf kale.

Warbixintan waxaa noo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi.