Dhismaha masaajida Daarul qur’aan oo si casri ah oo loo dhisay oo xariga laga jaray.

0
120

Baladweyne (Radio Beerlula)-Munaasabadan ayaa aheyd mid lagu daah furayey masjidka Daarul Qur’aan oo uu dhismihiisa gacanta ku hayay caalimka wayn ee Soomaaliyeed Sheekh Maxamud Ow Cabdulle Cariif ayaa lagu qabtay deeganka Ceelasha biyaha.

Munaasabada daahfurka masjidka Daarul Qur’aan ayaa waxaa ka qeyb galay qaar kamida culimada Soomaaliyeed, qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan deegaanka Ceelasha biyaha ee masjidka laga dhisay iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay daah furka masjidka.

Warbixintan waxaa noo haya Aadan Cabdi Axmed.