Mid ka mid ah dadka baahiyaha gaarka qaba ee Baladweyne oo codsaday in la caawiyo.

0
145

Baladweyne (Radio Beerlula)-Daahir leegow Raage waa wiil dhalinyaro oo ku nool magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan islamarkana qaba baahiya gaarka ah ayaa ka codsaday bulshada iyo Hay’addaha Samafalka ah in loo dhiso dabakaayada yar ama in loo abuuro ganacsi yar maadaama uusan socon karin

Daahir Leegow Raage ayaa  ah wiil Sabool ah oo aan haysan maal iyo awoodba si uu ugu abuurto ganacsi yar.

Warkan  waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey