In ka badan 40 ardey oo baratay qur’aanka kariimka iyo shareecada oo munaasabad loogu qabtay Baladweyne.

0
74

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad aay kuqalin jabinayen in kabadan 40 arday oo baratay Quraanka Kariimka  iyo Culuumta  Shareecada islaamka islamarkaana ka aflaxday Machadka Abuubakar Al-Sadiiq.

Waxa ka qayb galay Munaasabada maamulka machadka Abuubakar Al-Sadiiq , bahda waxbarashada , waalidiin iyo marti Sharaf kale.

Warbixintaan Waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.